WAX AAD KU FAKARTO WAA HESHAA
Asalka guushu waa hab fikirka togan Waana sababta mar walbo noola dhaho wanaajiya malaha aat karajeyneysaan allah swt . Kawaran markaat naftaada aamintay inaadan shey qaban karin ama aadan kufiicneen sheygaas amaba aadan heli karin Waxaa jirto qaacido dhaheyso hadaad kufakirto in aat guuleysaneyso Waa sax waat guuleysaneysaa . Hadaad kufakirto inaat guul-dareysaneysana waa sax waat guul dareysaneysaa Sidaa darteed dhibka kuheesto oo dhami waa mid aat sababtiisa leedahay maxaa yeelay waxyaabaha aat kacabaneyso Waa waxyaabo aat aamintay inaadan kabaxeynin يقول الله تعالى في الحدث القدس " أَنَا عِنْدَ ظَنِّ عَبْدِي بِي، Hadaad rabtaan guul aakhiro iyo mid aduunyaba wanaajiya habfikirka gudihiina. Subax wanagsan