" Rabi ku kalsoonoow


 Mid kamida sababaha aan uxaqiijin la 'nahay hadafyadeena .


" Rabi kuma kalsoonin "

Tusaale : maanta hadaad qof howlkar ah shaqo udirsato shaqadaas asiga ayaat uga war sugeysaa waliba adigoo 99%  aaminsan in uu kasoo baxayo shaqadaas

Maxaat markaat rabi arin weydiisato aat hadana meela kale ama dad kale arinkii uga raadisaa subxaanalaah

Maxaat rabi markaat arin weydiiso ugu mashquushaa sababaha oo at udhahdaa masaan bey noqon mise saan yacni aadan udareemwynin kalsooni buuxdo

Hadaan rabi ku kalsoonahay anagoo og in aysan dhaceynin wax uusan qorin maxaan ugu murgooneynaa aduunyada
Maxaanu ugu dulownay risqigii uu asigu noo Balan qaaday  subxaanalaah

Ruuxii allah Tala saarto rabi asiga ayaa kufilan وَمَنْ يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ ) 

Hadaad rabto in rabi kujeclaado rabi Tala saaro

"  فَإِذَا عَزَمْتَ فَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُتَوَكِّلِينَ "

AJ ✍️


Comments

Popular posts from this blog

MANKAAGA XIRO

SAXIIBKA HA LUMIN

Dasuurka Dalka