ANSIXINTA DASTUURKA

 Waxaan u hambalyeenaya Xildhibaanada labada aqal oo cod aqlabiya ku ansixiaya 4 cutub ee ugu horeeys Dastuurka Dalka waxaan rajeena marka ay soo laabta 11 hartay in ay naga gabangaabeyn doonaa insha allah 


Dal


ka waxaa uu yeelan doona 3 xisbi waxaa meesha ka bixi doona hanaankii aan cadaalada ku fadhin ee xal ahaa loogu soo caanamaalay ee 4.5 


Waxaa meeesha ka baxay in la isku qabqabsado awoowda maamulka dalka ee labada xafiis waxaan la qaatay madaxweyne awoow leh oo soo magacaabaya rw uu shaqada ka joojin karo 


Waxaa mewsha ka baxay magacyadii tira beelka ahaa ee lagu yeeri jiray madaxda maamulada oo ahaa madaxweyn maamulka waxaan la qaatay hogaamiyha Maamulka 


Koley maanta waxaa cagta saarnay wadadii hormarka mudo ku dhaw 15 sano oo aan heysanay dastuur qabyo ah oo qofkii carooda meesha uu rabo u jiito.


Madaxweyne Hassan sheikha wax uu ka dhabewyn rabaa ereygiisa ahaa QABYO NINKEEDA DHAMEYATIA waxaan u rajeena wax dhiman oo ay ugu horeeyso xoreynta dalka iyo in la aado doorasho qof iyo cod ah iyo dhisidii golaha adeega garsoonka si loo helo in uu dalka yeesha Madaxkamada dastuuriga ah si qofkii dood ka qaba ereg dastuuri ah meel uu ula aado 


Xildhibaan waxaan leeyaahay fasax wacan ramadaanul kariin waa noo bacdul iid iyo Maqaamka caasimada Muqdisho


insha allah

Comments

Popular posts from this blog

MANKAAGA XIRO

SAXIIBKA HA LUMIN

Dasuurka Dalka