Maku mahdisaa halka aad nolosha ka joogto?

Qiimaynta safarkaaga nolosha, casharada aad baratay iyo xirfadaha aad kasbatay ayaa ku dareen siin kara inaad ka miro dhaliso Nolosha-

marka aan wajahno waqtiyada adag waxaan dareenaa niyad jab mararka qaarkood mar aynan helin ujeedoyinka aan leenahay waxaan noqo kuwo daciifa waxaana laga yaabaa in qofku is dhiibo..

Qiimee safarkaaga fiiri halka aad ka bilowday inta caqabadood ee aad ka gudubtay iyo intii aad uso adkeysatay taasi waxay ku siineysaa awood aad ku adkeysato iyo dhiirinaan aad kusii wado socdaalka noloshaada...

Fiid Wanaagsan
AJ

Comments

Popular posts from this blog

MANKAAGA XIRO

SAXIIBKA HA LUMIN

Dasuurka Dalka