SIYASADU MUUFO MAAHAN


Siyaasaddu godob ayey leedahay. Waa in koox aad la jirto, kooxna aad kasoo hor-jeedo oo mowqifkaaga la yaqaan. Siyaasaddu ma lahan munaafaqeyn iyo meel dhexo oo la isku qariyo. Qof kasta oo isku daya inuu meel dhexo ku noolaado isaga ayey la gadoontaa.

Waa sidaa, qof aan meel uu jiro la aqoon qof la aamini karo maahan , waqti lagu ma dhumiyo , maxaa yeelay intaad dagaal qaadaan ayuu dhabarka kaa tooganaa.

Marka waa in aad markasta mowqifkaagu cadyahay dadka kugu wareegsan ay yaqaan meesha ka timid iyo meesha aad u socoto.

Waxaa dhaxleysaa in aad noqoto hogaamiye lagu soo hirto oo hela aqlabiyada bulshada uu matalo ama uu rabo in uu hogaamiye

Comments

Popular posts from this blog

MANKAAGA XIRO

SAXIIBKA HA LUMIN

Dasuurka Dalka