WAA MAXAY SABAR

 SABAR 

-Hadii ay maanta kaa jajabantahay bariba waa maalinkaaga 

Hal

Mid ogow aduunka ayaan maalin walbo farxad iyo dhamaystirnaan ayaan rabaa hadad dhahdo sida aduunka allah u uumay ayaad ka hor imaayasaa waayo meshan adunka ma ahan mesha dhamaystiraanta ee waa daarul imtixaan 


-Hadii aad rabto in aad hesho farxad joogto ah meel kale kama helaysid aan xuska allah ka ahayn.


Aj 


Comments

Popular posts from this blog

MANKAAGA XIRO

SAXIIBKA HA LUMIN

Dasuurka Dalka